Madaxweyne caan ah oo Wiilkiisa curadka ah u magacaabay in uu noqdo Taliye Ciidan 

Madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Musevani ayaa wiilkiisa curudka ah u magacaabay in uu noqdo taliyaha ciidamada Khaaska ah ee dowlada Uganda , xili la filayo in dhawaan dalkaasi ka dhacdo doorasho. Gen Muhoozi Kainerugaba, oo 45-sano jir ah ayaa loo magacaabay taliyaha ciidamada khaaska ah ee Dowlada Uganda, ciidamadan oo si gaar ah u tababaran … Continue reading Madaxweyne caan ah oo Wiilkiisa curadka ah u magacaabay in uu noqdo Taliye Ciidan